Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasibadda xiritaanka Dufcadii 5aad ee tababar ka dhamaysta Xarunta Hal-abuurka Qaranka ee Somaliland oo ah xaruun loogu tala galay kor u qaadista iyo tayeynta xirfadaha la xiriira tiknoologiyadda si loola jaanqaado aduunyada casriga ah ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa.
Tababarka ayaa waxaa dhamaystay 285 arday oo ka kala socda hay’addaha dawladda, Dhallinyarada Jaamacaddaha, Haweenka, Suxufiyiinta iyo qaybaha kala duwan ee Ururadda bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang yusuf Hasyng