Tababar Lagu Baranaayey Fahamka Amniga Bulshada Oo Lagu qabtey Degmada Xudur

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababaradaan oo ah mid joogto ah oo Bulashada kala duwan ee Xudur loogu talagalay in lagu dhiso fahamkooda Dhanka Amniga ayaa waxaa lagu qabtey degmada xudur ee xarunta gobolka bakool

Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Mohamed Yasin Abdullahi iyo masuuliyiinta maamulka degmada xudur ayaa si wada jir ah u daahfurey tababarka Aqoon is weydaarsi ahaa ee loo qabtey Bulshadada degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here