Magaalada Kismaayo Oo Lagu Dah-furay Naqshadeynta guud Ee Magaaladaasi

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay naqshaddaynta guud ee magaalada Kismaayo oo muddo badan hirgalinteeda laga shaqeynayey.

Munaasabaddan waxaa Madaxweynaha kala qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, xubno katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda, masuuliyiinta Hay’adda dhulka Jubaland, saraakiisha Ciidamada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here