Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Oo Dah-furtay Doorashada Gudoomiyaha Degmadda Caluula

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland iyo Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo dhismayaasha Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland ku dhawaaqdey Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Caluula ee Gobolka Raasi-Casayr.

Munaasabada Dahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax kala duwan iyo Bulshada qeyb kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here