Kulan Lagu dhiiragelinayay Haweenka ka shaqeeya Nabadda Oo Lagu qabtay Baraawe.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Magalaada Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa shir guddoomiyey kulan u dhaxeeyey maamulka iyo Haweenka Caasimada dowladda Koonfur Galbeed Baraawe, waxaana uu ahaa kulan lagu dhiiragelinayay Haweenka ka shaqeeya Nabada iyo Hormarinta Magalada Baraawe

Kulanka waxaa kaloo goobjoog ahaa guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeelaha hoose Marwo Maryan Muktaar Maxamed Maryan wiilo guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baraawe iyo dhamaan haweenka Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here