Dhallinyaro baratay cilmiga xannanada xolaha oo bilaabay daaweynta xoolaha ku nool Miyiga Guriceel.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degaano ka tirsan degmada Guriceel ee ku nool xoola dhaqatada ayaa xiligaani waxaa ka taagan cuduro dhibaato ku haaya xoolaha nool taasi oo qaarkood la xanuunsan xoolaha.

Cudurka qanjey oo kamid ah mid ku dhaca xoolaha ayaa ah midka hada kajira degaanada ka tirsan degmada Guriceel taasi oo halis ku ah dadka madaama ay isticmalaan Hilibka iyo Caanahooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here