Shirka Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Cadaalada Carruurta Oo Muqdisho Ka Furmey

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan wada tashiga ah ayaa waxaa loogu hadli doonaa inta uu socdo Hindisi Sharciyeedka Cadaalada Caruurta waxaana soo diiyarisey Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS iyadoo Xeer kaan loo soo Bandhigey Gudiyada Diinta Awqaafta Garsoorka iyo Cadaalada Ee Golaha Shacabka.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cadalada iyo Arimaha Dastuurka Ahmed Isamil Husein ayaa marka hore ka hadlay Muhiimada uu Xeerkan dalka u leeyahay gaar ahaan Caruurta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here