Dadka Farsamada Gacanta Kaga Shaqeysta Baydhabo Oo Ka Cabanaya Agab La,aan

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Farsamo yaqaniinta sameeya bakooradaha iyo agabka kale ee loo isticmaalo Beeraha ee ku nool magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay soo wajahday suuq xumo ku aadan in ay hoos u dhaceen lacagtii laga siisan jiray agabka ay sameyaan iyadoona sidoo kale shegeen in ay yaradeen dadkii geedaha ka keneyeen baadiyaha.

Dadkaan muruq maalatada ah ayaa sidoo kale sheegay in waxyaabaha ay weysan yihiin ay ku jiraan qalabka kala duwan ee lagu sameeyo geedaha taasi oo aqabad kale ku noqotay noloshooda madaama dadkaani ay u badan yihiin dad da’ah oo xiligaani sameysan Karin qalabkaani.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here