Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Oo Degmada Walaweyn Lagu Dah-furay

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Cabdulaahi Xaaji Xasan ayaa Degmadda Wanlaweyn ka Daah-furey Tababar kusaabsan Wadahadalka, Dhexdhexaadinta iyo Xallinta Khilaafaadka oo loo qabanayo qaybaha kala duwan ee bulshada Rayidka Degmadda Wanlaweyn, sida Ururarka Haweenka, Dhallinyarada iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Degmadda Wanlaweyn oo horey Wasaaradda uga aas-aastey halkaasi

Ujeedada Tababarka ayaa ah in aqoonta Bulshada kor loo qaado si door muhiim ah ugu Cayaaraan Nabadda, Wada Noolaanshaha Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here