Aqoon is weydaarsi ku saabsan Doorka Culimada ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Baydhabo Ka Furmey

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Haweenka Xaquuqul Insaanka iyo Arimaha Qoyska KG ayaa Magaalada Baydhabo Tababar uga qabtey Culmaahudiinta Odoyaasha Dhaqanka iyo Ururada u dooda Arimaha Xuquuqul Haweenka.

Tababarka ayaa u jeedkiisa ahaa sida culimada iyo Odoyaasha iyo Ururada qeyba hooda kala duwan ay isku xog wareysan lahaayeen sida looga hadlo Arimaha Xuquuqul Haweenka.

Warkung Waliba nig haayteĀ Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here