Bulshada Baydhabo oo soo dhoweeyey Laanta Bangiga dhexe Baydhabo laga Hirgeliyey

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa maalmo ka hor magaalada Baydhabo laga xariga jarey bangiga dhaxe ee dowlada soomaliya kaasi oo qeyb ka noqan doona bangiyada ay isticimaali donana bulshada ku nool magaalada baydhabo iyo degaanada hoos yimaada.

Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxey ka aragti dhiibteen dib u dayactirka bangiga dhaxe ee dowlada soomaliya oo laga xariga jerey baydhabo ayigoona ku tilmaamey in ay tahay arin aad u wanagaasan maadaama dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ay yeelatey bangi dhaxe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here