Waxgaradka iyo Dhalinyarada Oo ku baaqey joojinta dagaal Beeleedyada ka dhaca Degmada Cadalle

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Siyaasiin aqoonyahano dhalinyaro, haween iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa isuga yimid kulan looga hadlaayey dilal ka dhacay deegaano hoos yimaada cadale ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo qeyb galey kulanka ayaa sheegey in ay tahay wax laga xumaada in mar kale degaanada gobolka shabellaha dhaxe ay ka dhacan dilal keeney aanooyin qabiil taasina ay horsedeyso in degaanada ay ka dhacan degaalo dib u dhigaaya hormarada deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here