Hay’adda Qaxootiga Jubaland Oo wada qorshe dadka barakacyaasha lagu dejinayo banaanka magaalada.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Ali Aadan Ali ayaa sheegay inay wadaan qorshe dadka barakacyaasha ah lagu dejinayo bannaanka magaalada,Wuxuuna gudoomiyaha tilmaamay in ay dejin doonaan dhul dowlada ay ugu tala gashay kaasi oo ku yaala duleedka magaalada kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here