Muxuu Mikel Arteta Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Man United.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikle Arteta ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Man United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Arsenal ayaa guul wakhti dambe ah ka gaadhay kooxda Man United kulan ka dhacay Emirates.

Gunners ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta dhaliyay 2 gool oo wakhti dambe ah.

“Waxan u shaqaynaa maalin walba sida aan u sahaqayno si aan u helno wakhti sidan oo kale ah,Kani waa ciyaarta heerka ugu sareeya, waxa lagu kala baxayaa waxa ugu yar waxa uu kulanku u dhici karay dhinac kasta”.

“Runtii aad ayaan ugu faraxsanahay sida iska cad, waa koox weyn, run ahaantii si fiican loo tababaray, nolosha ayayna kugu adkeynay, Markii goolka nalaga dhaliyay waxa aan qabanay shaqo fiican”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here