Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo tayeeyo loona horumariyo Hey’adaha Garsoorka KG ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS, Mudane, Ibrahim Adan Ali Najah Baydhaba ka daah-furay imtixaanka Garsooriyaasha iyo Xeer Ilaaliyaasha Gobalka shabeelaha hoose.
Imtixaanka Waxaa qadaaye Guddi Madax Banan oo ay soo magacaabtey Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady