Iskuul laga hirgeliyey Deegaanka Xagal Degmada Berbera Oo Xariga laga jarey.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka ku dhaqan degaanada Xagal iyo Laas-ciidle oo ka tirsan degmada berabera ayaa waxey baahi u qabeen iskuulkaanka laga hirgeliyey degaanada maadaama ay horey u lahaayeen goob waxbarasho iyo xaruumo caafimaad oo ku filan

Qaar ka mid ah masuliyiinta maamulka degmada berbera oo xariga ka jarey iskuulka ayaa waxey ka hadleen muhiimada uu iskulkaan u leeyahay bulshada ku nool degaanadaasi iyo tulooyinka hoos yimaada ayigoo sheegey in ay sii wadi doonaan masharciida laga hormarin doona arimaha bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here