Bankiga Dhexe Soomaaliya laantii Magaalada Baydhabo Oo Xariga Laga jaray

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Adeegyada Dowlada ayaa inta badan loo doonan jirey Magaalada Muqdisho markii ay jirtey Dowladii dhexe Soomaaliya ee Bur-burtey Sanadii 1991dii,Balse tan iyo markii la qaatey Nidaamka Federaalka ayaa waxaa la fududeeyey Adeegyada ay Dowladu bixiso is lamarkaana loo soo dhaweeyo Muwaadiniinta Soomaaliyed meel kasta ay joogaan

Bankiga dhexe Soomaaliya wuxuu kamid yahay Hey’adaha bixiya Adeegyada Dowlada markii ugu horeysey mudo kadib ayaa Magaalada Baydhabo waxaa laga hirgeliyey Laanta uu ku yeelan doono,kadib Munaabad kooban lagu qabtey ayaa waxaa Xariga si wada jir ah uga jarey Madaxweynaha KG iyo Gudoomiyaha Bangiga dhexe Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here