Culimo ku baaqday in la caawiyo dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay suuqa Jowhar

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah odiyaasha dhaqanka iyo cumaa’udiinta oo booqday suuqii dhawaan ku bur-buray dabkii ka kacay magaalada Jowhar caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa dadka muxsiniinta ah ee kheyrka jecayl ka codsadeen in la caawiyo dadka dhibaatada hantiyadeed ka soo gaartay dabkii dhawaan ka kacay suuqa hanti-wadaag ee magaalada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here