Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka Galmudug oo mudooyinkaanba waday shirar iyo kulamo ay la yeelanaysay qeyba kala duwan bulshada Galmudug ayaa shirkaani uljeedkiisa ahaa ka qeyb galka Haweenka dib u heshiisinta xalinta Khilafaadka ku qabatay magaalada Dhuusa-mareeb, waxaana shirka ka qeyb galay Culmaa”udiin ka socotay wasaaradda Diinta iyo awqaafta Galmudug iyo haweenka caasimadda Galmudug.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera