Shirka Wadatashiga Hirgelinta sanadka aas aasiga waxbarashada jaamacadaha dalka Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadatashigaaan ayaa waxaa loogu hadlayaa inta uu socdo hirgelinta sanadka aas aasiga ee waxbarashada jaamacadaha dalka waxaana soo qaban qaabisey Wasaaradda Waxbarashada XFS laguna qabtey Magaalada Muqdisho.

Shirka Wadatashiga ayaa waxaa ka qeyb galaya Wassiiro Xilibaano Madaxda Jaamacadaha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here