Ardey Baratay Xirfada Computerka Oo Munaasabad Loogu qabtey Baydhabo

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan ay Ku Qalin Jebinayeen Ku dhowaad 50 Ardayd Wax Ka Baratay Machadka Barashada Computer-ka Ee Baay, Oo ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay waaxana lagu Casumay Mamaulka Degmada iyo Kan Gobolka Baay,Bahda Waxbarshada iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here