Bandhiga Wax soo saarka Beeraha Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya iyo madax ka socota hay’adfaha ka howlgal gudaha dalka ganacasto iyo qeybaha kala duwan ee iskaashitooyinka beeraha ee maamulka koonfur galbeed soomaliya ayaa si wada jir ah uga qeyb galey kulan looga tala galey in lagu soo bandhigo guud ahaan dalaqyada ka baxo beeraha iyo isku xirka ganacasatada iyo maalgaliyaasha qeyabahooda kala duwan sidii ay u wada shaqeyn lahayeen.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here