Iskuul ay wax ku baran donaan Caruurta Danyrta ah oo laga dhisay Kismaayo.

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu xarag jaraayay iskuulka Hoose dhaxe sare Ileys ee magaalada Kismaayo, ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin, culmaa’udiinka magaalada, bahda waxbarashada, xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Kismaayo.

iskuulka hoose dhaxe sare Ileys ayaa waxaa magaalada ka hirgaliyay jaaliyadda ka soo jeeda magaalada Kismaayo iyadoo dhismaha iskuulkaan ku yimid isku tashi, waxaana wax ka tari doona horumarinta waxbarashada magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here