Maamulka Deegaanka Baarsanguuni Oo Hey’adaha ugu baaqey Horumarinta Wax soo saarka Beeraha

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Baarsanguuni oo Hoostaga Degmada Jamaame Ee Gobolka Jubada Hoose waxaa uu ka mid yahay Deeganada Mara Webiga Juba,dadka Deegaanka ayaa inta badan ah kuwa Beeralayda ah noloshooduna ay ku tiirsan tahay.

Gudoomiyaha Deegaanka Baar sanguuni Xussen Ahmed Cusmaan ayaa waxa uu ka warbixiyey Xaalada dadka deegaanka iyo heerka wax soo saarka tacabka isagoo Hey’adaha ugu baaqey in ay taageeraan Bulshada Deegaankaasi ayna ka taageeraan dhinaca wax soo saarka Beeraha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here