Olole Lagu Banyenayo Wadooyinka Xiran Oo Hargeysa Ka Bilowdey

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda hoose Hargeysa ayaa magaalada Hargeysa ka bilowday ololaha bilaha ah ee dib loogu soo celinaayay nadaafadda magaalada, ololaha ayaa si toos ah waxaa looga bilaaway dhamaan xaafadaha magaalada Hargeysa wuxuuna ku saabsanaa Baneynta wadooyinka Xiran.

Xaafadda 18 May oo ahayd goob aan mari Karin gaadiidka iyo dad weynaha ayaa laga bilaawey dhir jarista si ay noqoto goob ay si wada jir ah ay u wada mari karaan dad weynaha iyo gaadiidka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here