Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka ay la yeesheen Xubnaha Gudiga Xuquuqda Aadanaha Golaha Shacabka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa waxaa uu ujeedkiisu ahaa in Gudiga Su,aalo lagu weydiiyo waxyaabaha ay u qabteen dadka baahiyaha gaarka ah qaba ama ay u qabanayaan ee ku aadan shuruucda ka hadleysa Xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo in ay wixii afkaar ah ay hayaan la wadagaan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi