Muqdisho Oo Lagu Dah-furay Warbixinta heerka Saboolnimada Soomaaliya.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’ada istaatistikida Qaranka Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ka Daahfurtay Warbixinta heerka Saboolnimada ee Dalka Waxana goob joog ka ahyeen xilibaano,wasiiro, Safiiro iyo marti sharaf kale.

Inta ay socotay Warbxiinta ayaa la soo bandhigay sida qiimeynta iyo qaabka loo sameeyay ayadoo la ogaaday heerka noolasha Dadka ku nool gobolada iyo baadiyaha, waxaana si gaar ah looga hadlay heerka saboolnimada soomaaliya hadii ay jirto soo kabasho dhiinac bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here