Shirka Qaab-dhismeedka Cusub Wada shaqeynta Isku-duwidda Deeqaha Oo Muqdisho Ka Furmey

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Wadashaqeynta cusub ee Isku-duwidda Deeqaha.

Qaabkan cusub ee Isku-duwidda deeqaha ayaa ujeedkiisu yahay in la fududeeyo wadashaqeynta iskaashiga iyo isku-dubbaridka deeqaha la siiyo wadenkeena Soomaaliya. Si loo mareeyo islamarkna la hubiyo in deequhu ay gaaraan dhammaan dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here