Dowladaha Soomaaliya iyo Marekanka Oo Kala Saxiixdey Heshiis Lagu Horumarinayo Adeegyada Bulshada.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha, Maxamuud C. Sheekh Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ayaa heshiis hormarineed la saxiixday Dowaldda Mareykanka.

Heshiiska hormarineed oo gaaraya $92.6 milyan ayaa ka tarjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhaxeeya Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here