Sara u kac ku yimid Qiimihii Shidaalka Suuqyada Magaalada Muqdisho.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha Shiidaalka gaar ahaan Naftada ayaa qiimahoodii kor u kacay Magaalada Muqudisho  taas oo keentay in gaadiidleydii Magaalada oo dhibaatada weyn ku qabaan Qiima kororka Shiidaalka

Shidaalka ayaa hore loo iibin jiray halkiisa litiir 65 ilaa iyo 70 senti ayaa haatan wax uu marayaa inta u dheexeysa 95 Senti

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here