Qaar kamid ah Dhalinyarada Kismaayo Oo Fursado Shaqo ka heley Xarunta Farsamada Gacanta Magaaladaasi.

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta farsamada (KTI) ee magaalada Kismaayo ayaa 6 biloodba waxaa ka faa”ideysta dhalinyaro kala duwan oo is kugu jira rag iyo dumar kuwaasi oo lagu baro xirfadaha gacmaha.

Xaruntaan oo magaalada kismaayo laga hirgaliyay 2014 ayaa waxaa ka baxay dhalinyaro badan oo hada ku shaqeysta waxyaabihii ay xaruntaan ay ku barteen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here