Olole Lagu Wacyi gelinayo Ardeyda Muhiimada Waxbarashada Oo ka Bilowdey Garoowe

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada waxbarashada Maamulka Puntland oo kaa shaneysa Hay’ada Care ayaa DeegaanadaPuntland ka bilowdey wacigelinta Dugsiyada Puntland oo la sameeya sanad kasta marka iskuulada la furo.

Wacigelinta ayaa laga bilaawey iskuulka Ganbool ee Magaalada Garoowe ayidoo dhamaan la gaarsiin doona iskuulada kale.

Warkung Waliba Nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here