Wasaarada Cadaalada XFS oo kulan wacyi galin ah u sameysay Bulshada degmada Shangaani

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan wacyigelinta ah ayaa waxa looga hadlayay ilaalinta Xaquqda Carrurta iyo mid Aadanaha sida dadka Da’ada ah iyo kuwa Naafada ah, waxaana lagu gabtay Degmada Shangaani ee Gobolka Banadir iyadoona ay soo qaban qaabisay wasaarada Cadaalada Xukuumada Federalka Soomaaliyeed, waxaana qeyb ka ahaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed,Ururada Bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here