Tababar ku saabsan kor u qaadida Xirfadaha Dhalinyarada ka ganacsata Beeraha Oo Muqdisho ka Furmey

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ayaa ka furmay tababar ku saabsan maamulka ganacsiga iyo saro u gaadista xirfadaha dhalinyarada ka ganacsata beeraha kaasi oo socon doona mudo laba isbuuc ah isla markaasina ay ka faa’ideysan donaan dhalinyarada baratay cilmiga beeraha iyo kuwa ku jira ganacsiga beeraha.

Tababarka oo bixin donaan maclimiin soomaali iyo ajaanib ah ayaa waxaa ka faa’ideysan donaan in ka badan boqol arday.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here