Olole Waxbarasho Oo Laga bilaabay Xeriyaha Barakacayaasha Baydhabo.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ka bilaabay ololaha waxbarashada Deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya Iyadoo u jeedka uu yahay in bulashada Laga wacyi giliyo jahliga Si lo Helo bulsho ka nabdoon Jahliga iyo Faqriga.

Ololahan ayaa lagu bilaabay Qaar ka mid ah kaamamka ku yaala duleedka magaalada baydhabo , waxaana qoysaska ku nool xeriyaha barakacyaasha laga wacyigiliyay dhibaatada ay leedahay Waxbaraho la,aanta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here