Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulaankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xaququl Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga hadlayay Dib u eegista Lagu Sameynayo Sharciyadda Gaar ahaan kuwa la xiriira ka qayb galka Haweenka Siyaasada, Hannaanka Doorashooyinka, Aqoon is weydaarsiyada, Horumarinta iyo Nabadda, wuxu socon doona Laba maalmood,waxaana lagu casumay Ururada Bulshada Sida Haweenka, Maamulka Degmada, Gobolka iyo Dhalinyarada.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar