Barakacayaasha ku nool Boorama Oo Laga Wacyigelinayo Halista Cudurka HIV AIDS-ka

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan Loo qabtey qaar kamid ah Barakacayaasha ku dhaqan Magaalada Boorama ayaa waxaa lagaga wacyigelinayaa dhibaatada Cudurka HIV AIDS-ka iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen,maadama uu Cudurka uu yahay mid Dilaa ah.

Isku duwaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Gobolka Awdal Mustafa Aamiin ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay in Bulshada aan ogeyn halista AIDS-ka laga wacyigeliyo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here