Deeq Raashiin ah Oo la gaarsiiyay qoysas danyar ah ku nool Degmada Xamarweyne.

0
233

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashinka ah ee la gaarsiiyey dadka danyarta ku nool degmada Xamarweyne ayaa looga tala galey in lagu caawiyo in ku dhow boqol qoys kuwaasi oo isuga jira dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo dad danyar ah ee ku dhaqan degmadaasi.

Deeqdaan la gaarsiyey dadka danyarta ah ayaa soo dhiibey cutubka ciidanka dowlada teliyaaniga ee ku sugan gudaha dalka ayidoona loo soo wakiishey in uu bixiyo xafiiska xiririyaha talayaaniga.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here