Shir Looga hadlayo dhiiri gelinta Maalgashiga Beeraha Oo Muqdisho ka Furmey.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Dhiiragelinta Maalgashiga Sugnaanta Cuntada.

Shirka ayaa waxaa furay Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, waxaa goobjoog ahaa Agaasimayaasha Guud ee Qorsheynta Qaranka iyo Beeraha Mudane Maxamed Shire, iyo Maxamuud Maxamed, Qubaro, Iskaashatada Beeraleyda Soomaaliyeed iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here