Dhalinyarada Ku Shaqeysata Dhaqista Baabuurta Oo ka cabanaya Suuq yari

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan dalkeena waxaa aad uga yar helida qof waliba Shaqada uu markaas u baahdo iyo Xirfado badan oo muhiim ah qeybna ay ka qaadan lahayda sidii loogu bixi lahaa shaqa yarida dalka ka jirta.

Buundada Isha Baydhabo waxaa halkaasi shaqa Abuur kooban u noqotey dhalinyaro waxbarashada dhaxda uga tagay shaqooyin kalena waayey waxay halkaasi ku dhaqaan Baabuurta kala duwan loo keensado ayagoo isticmaaleya Biyaha Roobka halkaasi dega iyo isha keenta mararka qaar sidaasna ay Qoysaskooda ku maareeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here