Hordhac: Arsenal Vs Fulham

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Fulham kulan ka tirsan horyaalka premier League kulan ka dhacay Emirates.

Arsenal ayaa doonaysa in ay gaadho guusheedii 3-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League.

Dhinaca kale Fulham ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wada guulaha kadib guuldaradii todobaadkii hore.

Kulanka: Arsenal Vs Fulham

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 5:00

Garoonka: Emirates

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Arsenal ayaa badisay labadii kulan ee furitaanka Premier League markii afaraad shantii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay.

Lagama badin mid kasta oo ka mid ah 13-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ee London Derby (11 Guul iyo 2 bar-baro).

Garoonka Emirates Stadium ayaa laga dhaliyay 81 gool premier League ah cel-celis ahaan waa 4.05 kulan kasta.

Fulham ayaa laga yaabaa inay badiso labadii kulan ee furitaanka ee ay ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda markii ugu horeysay xilli ciyaareedkii 29-aad ee heerka koowaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here