Dhallinyaro Ku Nool Burco Oo loo tababarey Xirfado ay ku shaqeystaan.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan 74 qofood oo isuga jira wiilal iyo gabdho ee ka soo jeeda gobolka togdheer ayaa loo qabtey munasabada looga soo xiraayey tababar kor looga qaadayey xirfadaha dhalinyarada si ay u helaan shaqooyinka ku haboon.

Inta uu socodey tababarkan oo loo qabtey dhalinyarada ayaa waxaa iska kaashadey Hay’adda SOS, jaamacada burco wasarada shaqagelinta arimaha Bulshada iyo hay’adaha qaar ee ka howl gala gudaha dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here