Dood cilmiyeed uu soo qabanqaabiyay machadka Heritage oo Muqdisho lagu qabtay.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood cilmiyeedkaan oo ku saabsanaa heer dhaqameedka soomaalida iyo hab maamul dowladeedka casriga ah oo uu soo qaban qaabiyay machadka Heritage ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Dooddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan DFS, aqoonyahno, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here