Madasha Is dhaxgalka iyo Nabadeynta Bulshada Oo Baydhabo Ka Furmey

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxtooyadda Dowladda Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo is kaashanaya ayaa soo qaban qaabiyey Madasha Is-Dhexgalka iyo Nabadaynta Bulshada Koonfur Galbeed oo Maanta ka Qabsoontay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Madasha is dhexgalka bulshada iyo nabadeynta ayaa waxaa looga hadli donaa nabadeynta bulshada iyo in diirada la saaro sidii loo xoojin lahaa is dhexgalka bulshada konfur galbeed soomaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here