Munaasabada qalinjibinta Ardeyda Dufcadii 7aad Jaamacadda Baay Oo ka dhacdey Baydhabo

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabadda qalinbadalashada Ardayda Jamacada BAY ayaa ka dhacday Magaalada Baydhabo,ku dhawaad 160 arday oo ay barteen kuliyadaha 9ka ah ee ay Jamacada bixiso, waxeyna isugu jireen kuwa sanaadkaan ka baxay iyo kuwa jamacada ka baxday Sanad Dugsiyeedkii 2021/23.

Xaflada waxaa ka soo qeyb galay arday, marti sharaf,waaliddin,Macamiliinta Jamacada iyo Wasiirka Waxbarshada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here