Dayactir laga bilaabey Goobihii Fatahaada ka sameyn jirey Webiga Shabeelle

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim oo ay wehliyaan isku duwaha wasaaradda beeraha iyo waraabka gobolka sh/ dhaxe iyo gudoomiyihii hore ee degmada mahaddaay ayaa kormeer qiimeyn ah waxay ku tageen goobaha dib u dayactirka lagu sameynaayo, waxayna sidoo kale dadka howlaha ay wadaan kula dar-darameen in si wanaagsan ay u gudtaan waajibaadkooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here