Kulan Loogu hadlaayey Horumarinta Xuquuqul Insaanka Oo Doolow ka dhacay

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Marwo Cadar Cabdullaahi Ismaaciil oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda Jinsiga iyo iskuduwaha Gobolka Gedo ee Wasaarada Haweenka ayaa kulan la qaadatay Hay’aha ka Howgala Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Kulan ayaa daarnaa kala war qaadasho ku aadan Shaqada ay hayaan Hay’adaha iyo tacadiga ka dhanka ah xuquuqul insaanka, Wasiirka ayaa Hay’aha ku bogaadisay Shaqada wanaagsan ay bulshada u hayaan iyo sidii loo Horumarin lahaa Arimaha Xuquuqul Insaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here