Haweenka Hargeysa Oo Ka Faa’iideystay Tababar Lagu Barayay Xirfada Fagaare ka hadalka

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo geba gebeeyey tababar mudo sedax maalin ah ka socodey gudaha magaalada kaasi oo looga hadlaayey fagaara ku hadalka dumarka, waxaana inta uu socodey ka so qeyb galiyaasha oo garaaya 30 dan haween ah lagu barayey fagaara ku hadalka dumarka kuwaasi oo ka kala socodey qeyabah kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here