kulan ku saabsan kaalinta gabayada soomaalida ku lee-yihiin dib uheshiisiinta oo lagu qabtay muqdisho.

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Akadimiyadda cilmiga dhaqanka iyo sugaanta iyo xarunta tallo wadaag oo iskaashanaya ayaa waxay magaalada Muqdisho ay ku qabteen kulan looga hadlaayay kaalinta gabeyga soomaaliyeed ku lee-yihiin dib u heshiisiinta, waxaana kulanka ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta akadamiyadda iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here