Munaasabad lagu Dah-furaayey Sanad Dugsiyeedka Cusub Iskuulada Oo Degmada Luuq lagu qabtay.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdan oo aheyd mid lagu Dah-furaayey sanad Dugsiyeedka cusub ee Dugsiga sare Luuq-Ganaane isla markaasna lagu sagoo tinaayay Ardaydii qaadatay imtixaankii Dowladda ayaa lagu qabtay Xarunta iskuulka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiinta Ardayda, bahda Waxbarashada degmada iyo qeybo kamid ah bulshada degmada Luuq.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here